Zakariye Abdullahi Ali
Zakariye Abdullahi Ali
  • 312
  • 9 543 865
WELIGAA HA IS DHIIBIN CAQABAD-KASTA KU HAYSATA! Daawo Qisada ninkan
Waxaan halkan idinkula wadaagaya Qiso Cajiib nin Jidhka oo dhan Naafo ah ka oo kaliya madaxu ha shaqaynayo hadana Noqday Qoraa Jaamici Lawyer iyo waxyaabo kaloo badan. Ninkan dhamaan caqabadaha haystay waa la gudbay ismana dhiibin waana mid tusaale u ah bulshadeena badi oo caqabadaha xalin fursado badana ku dhaafaan!
Переглядів: 6 389

Відео

DAAWO QIIMAHA XOOLAHA CIIDA CARAFO SACUUDIGA LA SIINAYO 😱
Переглядів 19 тис.День тому
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya adhi laga dhoofiyay Berbera iyo Guud ahaan xoolaha Soomaalida qiimaha lagu kala gadanayo Ciidul adxaha ama Carafada Xajka! Waa fursad guud ahaan Ganacsiga xoolaha oo markasta inoo furan iyo qaabka uga faaidaysan karno. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye Sakariy...
BEERAHA CASRIGA EE HYDROPONIC-GA invest in Hydroponic farming
Переглядів 11 тис.14 днів тому
Muuqaalkan waxaan warbixin idiinka siinayaa Hab aad Guryihiina ama dhul kooban wax ugu beeran kartaan idinkoo ciid u baahnayn biyo yar na isticmaalaya. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 www.snapchat.com/zaki-sool
3 GANACSI AAN LAGA MAARMIN - 3 SECTOR TO INVEST
Переглядів 20 тис.21 день тому
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa 3 Mashruuc oo Suuqa Soomaalida lacag fiican ku leh caqabado kajiraan balse fursad Dhaqaale oo fiicana leh. Daawasho wacan Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 www.snapchat.com/zaki-sool
GREENHOUSE LABO IPHONE KA QIIMO JABAN 600 GEED QAADA
Переглядів 21 тис.Місяць тому
Muuqaalkan waxaynu ku sharixi doonaa mashruuc Greenhouse 8x15 cabirkiisu yahay oo 7.5 Ton oo Qudaar ah soo saari kara. Mashaariicda Guri-Beereed waa kuwa ugu qiimo jaban dhaqaale badana usoo celin kara! Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 www.snapchat...
BACDA BIYAHA DHAAMKA BALIYADA LAGU QABTO WARBIXIN
Переглядів 23 тис.Місяць тому
Muuqaalkan waxaan warbixin idanka siinayaa Bacaha Qarbad ka ee ladhigo Dhaamamka iyo Baliyada biyaha lagu kaydiyo. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 www.snapchat.com/zaki-sool
5 QALAB OO WERSHAD SAAMBUUS KU BILAABI KARTID - Samosa Business
Переглядів 13 тис.Місяць тому
5 Qalab oo lagu bilaabi karo wershad dhowr kun oo Saambuus maalintii lagu soo saari karo waana fursad magaalooyin badan ka banaan. Balan Ganacsi lifaaqan ka qabso zakariye.com/balan/ In this I talk about how to start a Samosa business that produces over 2000 samosas and above daily. I cover 5 machines that you can start with. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social...
FURSAD KA BANAAN WADANKA - OPEN THIS BUSINESS
Переглядів 20 тис.Місяць тому
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya badeecadaha Cheese ta iyo Yogurt oo dalka dibadiisa laga keeno qaabkii dalkeena looga hirgelin lahaa 2 Kiilo Cheese 50 Doolar waa ka badantahay dalka gudihiisa qaabkan u bilow mashruucan. In this video I share how start a cheese making business which has big opportunity in the Somali market. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Soci...
5 GANACSI OO BEERAHA IYO XOOLAHA AAD BILAABI KARTID - Agribusiness
Переглядів 25 тис.2 місяці тому
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 5 nooc oo kamid ah Kuwa Beeraha iyo Xoolaha oo aad bilaabi kartaan. Agribusiness waa mid kamid Ganacsiyada maalqabeenada aduunka hada u maalgashanayaan faa’ido badana laga helo. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 ...
GURIGAAGA USOO IIBSO OO CAAFIMAADKA KAGA WARQAB + FURSAD BANAAN
Переглядів 13 тис.2 місяці тому
Halkan waxaan idinkula wadaagaya product caafimaadka waxtar badan u leh waa shaybaadh guri Self testing kit qofka iyo qoyskuba isku baadhi karaan waana adeeg badi dalka aan laga helin. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 www.snapchat.com/zaki-sool
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA! Best Somali Investment
Переглядів 87 тис.2 місяці тому
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa fursada maalgashi ugu wanaagsan ee bulshada Soomaaliyeed lacag ka heli karaan Suuq dibada ahna leh. Fursadan ayaa la dhabarta dhaqaale ee dalkeena sidoo kale waxaan idinkula wadagaya Qalab kuu sahlaya inaad guul fiican ka gaadhaan mashruucan. In this video I share the best Somali investment opportunity which is the Livestock export an industry that accounts...
6 FIKRAD ARDAYGU LACAG KA SAMAYN KARO 2024 - 6 Student Side Hustles
Переглядів 22 тис.2 місяці тому
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya 6 Qaab oo Ardayda iyo dhalinyarada Soomaaliyeed u shaqaysan karaan lacag u samayn iyagoo dalkooda jooga. In this video I share 6 side hustles that Somali student can do in 2024. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiye 💛 ...
QALAB QIIMO JABAN OO YOUTUBE LAGU BILAABI KARO!
Переглядів 8 тис.3 місяці тому
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa Qalab UA-cam lagu bilaabi karo oo qiimo jaban kana kooban Kamarado, Laydhadhka Video ga, Microphone iyo Application aad muuqaalka ku diyaarin karto. Waa muuqaal muhiim ah qofkasta oo mar uun raba inuu muuqaal sameeyo ama duubo. In this video I share how to buy UA-cam equipment in under 1000 dollar. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAl...
FURSAD GANACSI OO 2024 BANAAN
Переглядів 15 тис.3 місяці тому
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa mashruuc Hilibka digaaga oo ka banaan dalka madaama weli Brazil iyo wadamo fog fog hilibka digaaga laga keeno qaabk dalka looga hirgelin karo iyo qaybahamashruucan ka kooban yahay. Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli ► Social Media igala soco! 📸 zakariyecaawiye SakariyeCaawiye 🐦 zakariyecaawiy...
Qiimo Jaban Ku Bilow Ganacsigan
Переглядів 11 тис.3 місяці тому
Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa Fikrad Ganacsi oo Gurigaaga iyo Banaanka aad kaga shaqaysan kartaan sidoo kale meherada kale suuqa ku yaala la shaqaysan kartaan kaas oo 2 kun iyo xoogay lagu bilaabi karo. A 2000 Dollar Business Idea you can start from home.
Sida Social Media Lacag looga sameeyo
Переглядів 22 тис.3 місяці тому
Sida Social Media Lacag looga sameeyo
GANACSIGA DHARKA CIIDKA 2024
Переглядів 6 тис.4 місяці тому
GANACSIGA DHARKA CIIDKA 2024
MAALGASHIGA BITCOIN IYO CRYPTOCURRENCY
Переглядів 36 тис.4 місяці тому
MAALGASHIGA BITCOIN IYO CRYPTOCURRENCY
4 QODOB OO LAGAGA BADBAADI KARO TUUGADA TRADEBOT AMA TRADEMAIN OO KALE
Переглядів 6 тис.4 місяці тому
4 QODOB OO LAGAGA BADBAADI KARO TUUGADA TRADEBOT AMA TRADEMAIN OO KALE
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
Переглядів 30 тис.4 місяці тому
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
GANACSI MAGAALOOYIN BADAN KA BANAAN 2024
Переглядів 14 тис.4 місяці тому
GANACSI MAGAALOOYIN BADAN KA BANAAN 2024
FURSAD GANACSI WARSHADA BUSKUDKA
Переглядів 15 тис.5 місяців тому
FURSAD GANACSI WARSHADA BUSKUDKA
CULAYSKA NOLOSHA ISAGA FUDUDEE!
Переглядів 16 тис.5 місяців тому
CULAYSKA NOLOSHA ISAGA FUDUDEE!
GANACSIYADA AAN HIRGELINAY IYO 2 QODOB OO FIGRAD GANACSI LAGU HELO!
Переглядів 13 тис.5 місяців тому
GANACSIYADA AAN HIRGELINAY IYO 2 QODOB OO FIGRAD GANACSI LAGU HELO!
FIGRAD GANACSI OO 2024 BILAABI KARTID
Переглядів 18 тис.5 місяців тому
FIGRAD GANACSI OO 2024 BILAABI KARTID
GANACSI QIIMO JABAN LAGU BILAABI KARO TUSAALE DAAWO
Переглядів 21 тис.5 місяців тому
GANACSI QIIMO JABAN LAGU BILAABI KARO TUSAALE DAAWO
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
Переглядів 46 тис.5 місяців тому
WERSHADA ROODHI KU BILOW 4 MASHIIN 🥖🍞
100 Doolar Ku Bilow Ganacsigan 2024
Переглядів 28 тис.6 місяців тому
100 Doolar Ku Bilow Ganacsigan 2024
MAKIINADA SALIIDAHA DABIICIGA AYAAN TURKIGA KASOO GATAY 🇹🇷
Переглядів 22 тис.6 місяців тому
MAKIINADA SALIIDAHA DABIICIGA AYAAN TURKIGA KASOO GATAY 🇹🇷
SIDA AAN WAKHTIGA U MAAREEYO! Free application
Переглядів 11 тис.6 місяців тому
SIDA AAN WAKHTIGA U MAAREEYO! Free application

КОМЕНТАРІ

  • @moulidhussein9807
    @moulidhussein9807 Годину тому

    Halkeen kalaso xidhiidha wll

  • @AnaCutie-nw3cc
    @AnaCutie-nw3cc 2 години тому

    Who is watching 2024🤍

  • @daauuddaahirclaahi
    @daauuddaahirclaahi 6 годин тому

    Qof africa jooga riig 300m ku filan sababto ah africa madama qorax fican haysato roobkedana uu ficanyahay waxba yun isku daalin 600m 1km 2km oo riig ah 😇👍🏾

  • @Sumaya-gf1by
    @Sumaya-gf1by День тому

    A,s,c,lasagna dolarmaya

  • @maajidmustafe252
    @maajidmustafe252 День тому

    Watspp isoo tir twlfonkaga

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 День тому

    Mahadsanid

  • @JumeeraMuxumed-qn4rd
    @JumeeraMuxumed-qn4rd День тому

    Masha allaah wll

  • @YaasiinMohamed-s3i
    @YaasiinMohamed-s3i 2 дні тому

    Xayeesiinta malaga sameenkaraa lacagta

  • @heyb12
    @heyb12 2 дні тому

    Subxaanallaah waa ribo wll sidaasi

  • @siciidwarsame4574
    @siciidwarsame4574 2 дні тому

    Wax wangsan ayad gudbinysa masha Allah hore usoco bro

  • @aboubakersadikmahamoud
    @aboubakersadikmahamoud 2 дні тому

    4$

  • @ibrahimguedi2305
    @ibrahimguedi2305 2 дні тому

    Jazaakalaahu khayr

  • @fadumohersi2608
    @fadumohersi2608 3 дні тому

    50$ magalin karaaa

  • @FarhanDekow-vu7dz
    @FarhanDekow-vu7dz 3 дні тому

    4.5

  • @KunciilCk-d5d
    @KunciilCk-d5d 3 дні тому

    Asc wll sthy waxan unahnaa inad sceanada mopelada

  • @use66666
    @use66666 3 дні тому

    UA-cam channel wax badan laga faaidi thanks walal

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 3 дні тому

    Mashallah wlhi waa barnaamin wax badan laga faa’ido sxbow sidan noogu wad aniga ahaan wlhi wax badan ayaan kafaa’idaa thanks brother

  • @Jeenyokajeenyo
    @Jeenyokajeenyo 3 дні тому

    Waxaan jeclaan lahaa in aad ku darto markabka ilaa berbera. Si qofku xisaabta ugu darsdo

  • @fardusmohamed9392
    @fardusmohamed9392 3 дні тому

    Garoowe 5 doolar buujoogaa

  • @fardusmohamed9392
    @fardusmohamed9392 3 дні тому

    Alalakorantadu waa idhivtay bilkasta 209 oodookar baa laygaqaada

  • @adalmedia4291
    @adalmedia4291 4 дні тому

    Yaanyada ugu fiican ee lagu beeryo green house waa nuucee

  • @ubax3018
    @ubax3018 4 дні тому

    Suçudiga maalintaan joogay Waxaan ku iibsan jiray 100$ Qaliinkiisa nadaafadiisa 2000 ayee aheed gurigana waxaan ku Daganaa sanadkii 12000 ooriyaal waliba guriga ugu quruda badan maantan noloshu waa ciriiri sacuudiga

  • @Haji2931
    @Haji2931 4 дні тому

    Thanks

  • @SsAa-ef3fb
    @SsAa-ef3fb 4 дні тому

    Asc sakariye wll anaa u bahan

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 дні тому

    Mahadsanid walaal.

  • @axmedfaarax766
    @axmedfaarax766 5 днів тому

    Saaxiib muuqaal ma nooga soo sameen kartaa sida wax loo dhoofiyo wax yaabaha loo baahn yahay si aad wax uga dhoofisid dalka una dhoofisid dibada

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 5 днів тому

    Dadaal saxiib

  • @abdurazakabdulahi9169
    @abdurazakabdulahi9169 5 днів тому

    Mahadsanid wll zakariye

  • @axmedfaarax766
    @axmedfaarax766 5 днів тому

    Waa 586dollar$$ Saaxiib way ka lacageesteen

  • @user-hu9dz7dt5t
    @user-hu9dz7dt5t 5 днів тому

    wall haduu qarashku iguyaryahay imisa uguysr eeigufilan bils isojawaab mahadsanid❤❤❤❤❤❤

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 5 днів тому

    Mahadsanid wll waa qiso cubra waadasho leh runtii dhaliyara badana baa ufaaidaysay abaal kuu haysnaa ka dhaliyara ahaan ❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 днів тому

    Very inspiring story, thank you!

  • @hananm7701
    @hananm7701 5 днів тому

    Masha alah faiido wangsan waye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bisharom8560
    @bisharom8560 5 днів тому

    Mashaalah Zakaria walalo Xage kalasoxirira

  • @aslubwarsame3919
    @aslubwarsame3919 5 днів тому

    Absolutely

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 5 днів тому

    Mahadsanid wll sakariye

  • @NimcoCabdi-hj2qr
    @NimcoCabdi-hj2qr 5 днів тому

    Hi

  • @idrisali212
    @idrisali212 5 днів тому

    Mahadsanid wll

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 5 днів тому

    Waa qiso cibroqadsho mudan alxdulilh rabil calamii

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 днів тому

    Mahad sanid, wllkey Zakariye

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 5 днів тому

    Jasaakallah khair wll❤

  • @user-yb1qe5jr4y
    @user-yb1qe5jr4y 5 днів тому

    Aad ayaad umahadsantahy walalkeen.

  • @joofali
    @joofali 5 днів тому

    جزاك الله خير اخي زكريا

  • @ugaasaddow8930
    @ugaasaddow8930 6 днів тому

    Aad ayaad umahafsantahay waa sheekadii iigu saamaynta badnayd mudo shansano oon wararkaaga dhegaysanayay

  • @user-bb7qk4tr8o
    @user-bb7qk4tr8o 6 днів тому

    Sxb tiiraa noo tahee alaha noo ka xifdiyo

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 6 днів тому

    Mhdsnd

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 6 днів тому

    Jazakillahu khayran, walaal Zakariye, email kaaga ma heli karaaa ama meel aan kaala xiriiro adoo mahadsan talaan kaa rabay?

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye 6 днів тому

      Wa iyaaki wllo haa Consultzakariye@gmail.com

    • @Maryamasuldaana
      @Maryamasuldaana 5 днів тому

      Mahadsanid walaal zakariye. Email ayaan kuu soo diray , waana rajaynayaa inaad igasoo jawaabtid adoo mahasan.

  • @Caashacuud-tr3ow
    @Caashacuud-tr3ow 6 днів тому

    Waaa meeqa qiimeheedu

  • @user-hd8wt8sx3b
    @user-hd8wt8sx3b 6 днів тому

    Zakariye wl. Shukran.

  • @daidibrahimadam482
    @daidibrahimadam482 6 днів тому

    VERY EXPENSIVE VENTURE